HomeAll newsSawirro: Dab Ka Kacay Guri Ku Yaalla Degmada Saakow.

Sawirro: Dab Ka Kacay Guri Ku Yaalla Degmada Saakow.

Inkastoo dabku ahaa mid xooggan oo ka kacay koronto, haddana Alle mahadi qofna kuma dhiman mana dhicin inuu gaaro ama ku fido xaafadaha dariska, maxaa yeelay maamulka iyo bulshada ayaa waxay sameeyeen gurmad xooggan oo aan kala har lahayn.

Dabka ayaa baabi’iyay guriga oo ka koobnaa 2 qol oo jiingad ah iyo barsadiisa, waxaana ku basbeelay agabkii yiillay. Soomaaliya ayaa waxaa ku badan shilalka noocan ee intooda badan ka dhasha korontada.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular