HomeAll newsNin Xaaskiisa oo Uur Leh ku gowracay Shabeellaha Hoose.

Nin Xaaskiisa oo Uur Leh ku gowracay Shabeellaha Hoose.

Dhacdo argagax leh ayaa ka dhacday deegaanka Buula Xaashi ee hoostaga Nambar 50 oo kamid ah deegaannada hoostaga degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.

Nin ayaa la sheegay inuu gowracay gabar xaaskiisa ahayd, taasoo ku jirtay bilihii ugu dambeeyay ee uurka.

Lama soo sheegin sababaha rasmiga ah ee ninkan ku riixay inuu ku kaco falkan naxdinta leh, kaasoo ay la yaabanyihiin dadka deegaanka.

Soomaaliya gaar ahaan deegaannada ay Shisheeyuhu ka taliyaan waxaa mudooyinkii dambe kusoo noq noqonayay dhacdooyin noocaan lamid ah, oo ah in rag ay dilaan xaasaskooda.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular