Saacadihii lasoo dhaafay howlgallo kala duwan ayaa ka dhacay gobollo kamid ah Soomaaliya, kuwaasoo lala beegsadya ciidamada Shisheeyaha iyo askarta Soomaalida ee la shaqeysa.
Deegaanka Buurane ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayay guutada Madaafiicda ee Mujaahidiinta ku garaaceen saldhiga ciidamada Burundi ee deegaankaas madaafiic culus.
Shabeellaha Hoose waxaa iyana ka dhacay howlgallo kala duwan oo lagu beegsaday ciidamada Shisheeyaha, iyadoo sidoo kale ay jiraan weeraro toogasho ah oo ay ciidamada Mujaahidiinta fuliyeen.
Dhagayso Howlgallo kala duwan oo ka dhacay gobollo kala duwan oo kamid ah Soomaaliya