Mowlawi Hibatullaah Aakhunzaadah oo ah amiirka Imaarada islaamiga ah ayaa kasoo muuqday munaasabad ka dhacday madaraso ku taalla magaalada Qandahaar ee koonfurta wadanka Afqaanistaan.
Amiirka ayaa waxaa la socday ciidamo si gaar ah u tababaran, waxaana uu jeediyay kalimad kooban oo socotay 10 daqiiqo.