Magaalada Qardho ee gobolka Bari waxaa ka dhacday dhacdo naxdin leh, kadib markii haweeney ay dishey seygeeda.
Haweeneydan oo sida la sheegay maseyrtay ayaa toorrey u adeegsatay dilka seygeeda, waxaana arintan aad looga hadal hayaa Qardho.
Halkan ka dhagayso Haweeney Seygeeda ku dishey magaalada Qardho
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.