HomeAll newsErgay lagu dilay Muqdisho iyo Dagaal ka dhacay Shabeellaha Hoose.

Ergay lagu dilay Muqdisho iyo Dagaal ka dhacay Shabeellaha Hoose.

 

Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa habeenkii xalay ka dhacay howlgal gaar ah oo lagu beegsaday ergay katirsan dadka soo xuley baarlamaanka cusub ee Dowladda federaalka.

Cabdi Gaabow Cabdi oo soo xuley xubin katirsan baarlamaanka ayaa xalay lagu dilay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.

Ragga dilka geystay ayaa goobta si nabad geliyo ah isaga tagay, markii ay howshooda ku guuleysteen.

Dhanka kale, faafaahin ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashey weerar ay ciidamada Mujaahidiinta ku qaadeen saldhiga ciidamada Shisheeyaha ee Golweyn.

Ugu yaraan 2 askari oo katirsan ciidamada Shisheeyaha ayaa la xaqiijiyay iney ku dhinteen dagaalka, maalmihii lasoo dhaafeyna howlgallada Mujaahidiinta waa kuwa joogta ah.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular