Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Arboco ,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 28-03-1443 oo waafaqsan 03-11-2021 Warka Duhurnimo, waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.