Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado,Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 27-03-1443 oo waafaqsan 2-11-2021 Warka Duhurnimo, waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi Naasir