HomeAll newsDhagayso Barnaamijka Badqabka Cuntada (13).

Dhagayso Barnaamijka Badqabka Cuntada (13).

Barnaamijka Badqabka Cuntada waa barnaamij taxane ah oo ay billowday idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, kana kooban 18 xalqo, islamarkaana ka qeybgalayaan aqoonyahanno, dhakhaatiir, culimo iyo waxgarad, waxaana looga hadlayaa ahmiyadda ay leedahay badqabka cuntada.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Badqabka Cuntada 13
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular