HomeAll newsCiidamada Xarakada Al-Shabaab Oo Dagaal kula wareegay Deynuunaay.

Ciidamada Xarakada Al-Shabaab Oo Dagaal kula wareegay Deynuunaay.

Aroornimadii hore ee saaka, ciidamo aad u qalabeysan oo katirsan milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa duulaan ballaaran waxay ku qaadeen deegaanka Daynuunaay ee gobolka Bay, halkaas oo ay ku sugnaayeen ciidamada maamulka Koonfur Galbeed.

Weerarka oo ahaa mid aad u culus waxay ciidamada Mujaahidiinta si gaar ah ula beegsadeen saldhiga deegaanka, halkaasna waxaa ka dhacay dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ugu dambeyn waxaa u suuragashey iney si buuxda ula wareegaan deegaanka Daynuunaay, ciidamadii maamulka Koonfur galbeed ayaana u baxsaday dhanka magaalada Baydhabo..
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular