Magaalada Buuhoodle ee gobolka Togdheer waxaa ka dhacay banaanbax looga soo horjeedo maamulka Soomaaliland.
Dadweyne aad u farabadan ayaa socod dheer waxay ku mareen wadooyinka magaalada, iyagoona ka cabanaya dhibaatooyin uga imaanaya maamulka Soomaaliland.
Dhagayso Banaaanbax-looga-soo-horjeedo-maamulka-Soomaaliland-oo-ka-dhacay-Buuhoodle