HomeAll newsXildhibaanno ku dhaawacmey Weerar ka dhacay magaaalada Jowhar.

Xildhibaanno ku dhaawacmey Weerar ka dhacay magaaalada Jowhar.

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa tilmaamaya in weerar qarax ah lala eegtay xildhibaanno katirsan maamulka Hir Shabeelle.

Xillibaannada la weeraray waxaa lagu kala magacaabaa Maxmed Dheere iyo Iidow, waxaana gaaray dhaawacyo kala duwan.

Waxaa hadda xaaladooda caafimaad lagula tacaalaya isbitaal ku yaala magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda weerarkan lagu beegsaday xillibaanadan.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular