HomeAll newsWeeraro ka dhacay gobollada Shabeellaha Hoose iyo Jubbada Hoose.

Weeraro ka dhacay gobollada Shabeellaha Hoose iyo Jubbada Hoose.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa fuliyay silsilado weeraro ah oo beegsaday ciidamada Shisheeyaha iyo kuwa Dowladda federaalka ee ku sugan gobollada Jubbooyinka iyo Shabeellaha Hoose.

Arbaco iyo Jannaale oo katirsan gobolka Shabeellaha Hoose ayaa kamid ah goobaha lagu weeraray ciidamada Shisheeyaha iyo kuwa Dowladda federaalka ee ku sugan deegaannadaas.

Maynaan helin xogta rasmiga ah ee ku aadan waxyeellada ka dhalatay weeraradan ka dhacay Shabeellaha Hoose.

Dhanka Jubbooyinka, waxay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab weeraro ku qaadeen deegaannada Kulbiyow iyo Cabdalla biroole.Arbacow, Jannalae

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular