HomeAll newsSheekh Abuu Muslim Oo Tacliiqiyay Xalqadii 11aad ee Saa'a Maa Yaxkumuun.

Sheekh Abuu Muslim Oo Tacliiqiyay Xalqadii 11aad ee Saa’a Maa Yaxkumuun.

Sheekh Mukhtaar Abuu Muslim oo kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay hadal ku jiray xalqadii 11aad ee taxanaha Saa’a Maa Yaxkumuun, kaasoo uu kasoo muuqday gudoomiyihii baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed.

Ninkaas ayaa sheegay in diinta Islaamka aaney waxtar u lahayn umadda Soomaaliyeed, waxna ay ku heli waayeen umadaha carbeed sida uu hadalka u dhigay.

Dhagayso Sheekh-Mukhtaar-Abuu-Muslim-oo-tacliiqiyay-xalqada-11aad-ee-Saaa-Maa-Yaxkumuun

Halkan ka daawo Muuqaalka gudoomiyaha oo u gefaya Shareecada Islaamka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular