HomeAll newsSawirro: Maamulka Islaamiga Ah Ee Salagle Oo Ku Guuleystay Daminta Dab Ka...

Sawirro: Maamulka Islaamiga Ah Ee Salagle Oo Ku Guuleystay Daminta Dab Ka Kacay Xarumo Ganacsi.

Maamulka islaamiga ah ee degmada Salagle ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku guuleystay daminta dab ka kacay xarumo ganacsi oo ku teedsan suuqa degmada.

Dabkan oo ka dhashay feero ayaanan wax khasaare nafeed ah geystan balse wuxuu geystay khasaare hantiyeed oo guddi loo saaray tirakoobkiisa.

Maamulka islaamiga ah ee degmada oo iskaashanaya ayaa ku guuleystay iney ka hor tagaan inuu dabku meelo hor leh ku fido waxaana iyagoo adeegsanaya damdamis iyo agabyo fud fudud baqtiiyeen dabka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular