HomeAll newsMeydka Nin Soomaali ah ayaa laga heley dalka Koonfur Africa.

Meydka Nin Soomaali ah ayaa laga heley dalka Koonfur Africa.

Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Africa ayaa koox burcad ah waxay ku dileen nin Soomaali ah.

Ninakn ayaa lagu dhex diley guri uu la deganaa qoys Koonfur Africaan ah, illaa iyo hadana waxaa la aqoonsan la’yahay shakhsiyadiisa.

Koonfur Africa waxaa lagu laayaa dadka Soomaaliyeed ee ganacsiga halkaas ku heysta, waxaana burcaddu ay hunguriyeeyaan dhaqaalaha ay Soomaalidu leedahay.

Halkan ka dhagayso Nin lagu dilay dalka Koonfur Africa

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular