HomeAll newsDowladda Federaalka Oo Qirtay in Shisheeye guranayaan kheyraadka Badda.

Dowladda Federaalka Oo Qirtay in Shisheeye guranayaan kheyraadka Badda.

Dowladda federaalka ayaa ka marqaati kacday in kheyraadka dhex ceegaaga baddeena ay guranayaan dowlado Shisheeye.

Xeer ilaaliyaha guud ee Dowladda federaalka oo ka hadlayay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in hadda nabaad guur lagu hayo kheyraadka badda, islamarkaana dowladaha Shisheeye ay guranayaan wax weliba oo kheyraad ah.

Halkan ka dhagayso Dowladda federaalka oo qirtay in kheyraadka Badda la guranayo

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular