Dhageystayaasha iyo akhrisstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maantana waa Jimco, Taariikhda hijriguna Waxay ku beegan tahay 16-03-1443 oo waafaqsan 22-10-2021, Barnaamijka tarbiyada Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubayd.
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka _Tarbiyada _Caruurta 22-10-2021.