Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa billowday baahinta qeybta labaad waraysiyo taxane ah oo ay la yeelatay qaar kamid ah ergadii soo xushey baarlamaanka dowladda federaalka, balse markii dambe isku dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.
Muuqaalkan waxaa kasoo muuqaanaya Bishaar Maxamed Xuseen oo kamid ahaa ergadii maamulka Koonfur Galbeed ku matalayay dooraradshada baarlamaanka dowladda federaalka.
Wuxuu ka faa’ideystay cafiskii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyagoona sheegay iney ka towbad keeneen falkii ay ku dheceen.
(valium)