HomeAll newsCiidamada Xarakada Al-Shabaab Oo Howlgallo ka fuliyay Shabeellaha Hoose.

Ciidamada Xarakada Al-Shabaab Oo Howlgallo ka fuliyay Shabeellaha Hoose.

Habeenkii xalay waxaa gobolka Shabeellaha Hoose ka dhacay silsilado howlgallo ah oo ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku beegsadeen askarta Dowladda federaalka.

Dagaallada goobaha ay ka dheceen waxaa kamid ah deegaannada Arbacow iyo Xaawo Cabdi oo u dhow magaalada caasimadda ah.

Howlgalka ka dhacay deegaanka Xaawo Cabdi waxay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab kusoo qabteen askari katirsan ciidamada booliiska dowladda federaalka oo ku jiray shaqadaas tan iyo sanadkii 2008-da.

Halkan ka dhagayso Weeraro ka dhacay Shabeellaha Hoose

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular