Ciidamada milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa saacadihii lasoo dhaafay waxay qaadeen silsilado howlgallo ah oo lagu beegsaday ciidamada Dowladda federaalka iyo kuwa maamulka Jubbaland.
Goobaha lagu weeraray ciidamada Dowladda federaalka waxaa kamid ah degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Dhagayso Howlgallo-lagu-qaaday-ciidamada-Dowladda-federaalka-iyo-kuwa-maamulka-Jubbaland.