HomeAll newsSaraakiil Lagu Weeraray Muqdisho iyo Weeraro kale. (Dhagayso)

Saraakiil Lagu Weeraray Muqdisho iyo Weeraro kale. (Dhagayso)

Magaalada caasimadda ah ee Muqdisho waxaa habeenkii xalay k dhacay weeraro lagu beegsaday qaar kamid ah saraakiisha Dowladda federaalka.

Cabdul Ilaah Axmed Maxmuud oo kamid ah saraakiisha waaxda Canshuuraha ee Dowladda federaalka ayaa lagu toogtay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.

Rag hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa geystay dilka, kuwaasoo si nabad geliyo ah goobta isaga tagay.

Sidoo kale sarkaal kale oo lagu magacaabo Cali Ibraahim Xasan, kana tirsan maxkamadda Dowladda federaalka ayaa la weeraray, waxaana gaaray dhaawac, iyadoo la dhigay xarumaha caafimaadka.

Askari kale ayaa isna lagu dilay meel u dhow isgoyska Ex Controol Afgooye ee magaalada Muqdisho.

Dhagayso Saraakiil lagu weeraray Muqdisho iyo weeraro kale
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

(ambien)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular