HomeAll newsMaamulka Galmudug Oo Digniin u diray Suufiyada ku sugan Galgaduud. (Dhagayso)

Maamulka Galmudug Oo Digniin u diray Suufiyada ku sugan Galgaduud. (Dhagayso)

Iyadoo qeybo kamid ah gobolka Galgaduud ay kusoo noqdeen qaar kamid ah hogaamiyaashii Suufiyada ee Xabashida la shaqeynayay ayaa waxaa digniin adag u diray madaxda maamulka Galmudug.

Suufiyadan oo horey loo kala diray ayaa hadda kasoo noqday magaalada Nairoobi, waxaana ay doonayaan iney xubno ka helaan maamulka ka jira deegaannada Galgaduud qeybaha ay ka joogaan maamulka Galmudug.

Dhagayso Maamulka Galmudug oo digniin u diray Suufiyada Galgaduud

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular