HomeAll newsDiiradda Jimcaha: Sixirka oo Ku Soo Badanaya Wadanka!!

Diiradda Jimcaha: Sixirka oo Ku Soo Badanaya Wadanka!!

Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku haboon.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waxaa todobaadkaan lagu lafa guray sixirka iyo dadka saaxiriinta ah oo kusoo badanaya wadanka, waxaana ka qeyb galay qaar kamid ah culimada Soomaaliyeed.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 03-09-2021

(https://norvado.com/)

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular