Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 29 01-1443 oo waafaqsan 06-09-2021 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Sakariye cumar