Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 22-02-1443, oo waafaqsan 28-09-2021, Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Sakariye Cumar.
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 28-09-2021.
Asc bahda idacada alfurqan
Salam kadib barnamijkii bad qabka cuntada halku kabaxay