Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 26-01-1443 oo waafaqsan 0209-2021 Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.
Halkaan ka dhegeyso Dhuuxa Wareysiyada oo Tayo sare ah 02 09 2021
Halkaan ka dhegeyso Dhuuxa Wareysiyada oo tayo dhexe ah 02 09 2021
Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.