HomeAll newsDarawalka Fowziyo Yuusuf Xaaji Oo isku dhiibay Al-Shabaab. (Dhagayso)

Darawalka Fowziyo Yuusuf Xaaji Oo isku dhiibay Al-Shabaab. (Dhagayso)

Maxamed Cabdullaahi Cali waa darawalkii gaarka ahaa ee Fowziyo Yuusuf Xaaji oo ah xillibaan katirsan baarlamaanka dowladda federaalka, sidoo kalena u taagan xilka madaxtnimada ee dowladda federaalka.

Darawalka ayaa isku dhiibay maamulka islaamiga ah ee wilaayada Banaadir ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, wuxuuna sheegay inuu isaga baxay howshii uu markii hayay.

Wuxuu ka waramay noloshii uu ku noolaa markii uu ahaa darawalka Fowziyo, isagoona sheegay iney ahayd nolol adag.

Dhagayso Darawalkii Fowziyo Yuusuf Xaaji oo isku dhiibay Xarakada Al-Shabaab.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular