HomeAll newsDaawo Taxane: Ergadii Isku Dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.(24)

Daawo Taxane: Ergadii Isku Dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.(24)

Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa billowday baahinta qeybta labaad waraysiyo taxane ah oo ay la yeelatay qaar kamid ah ergadii soo xushey baarlamaanka dowladda federaalka, balse markii dambe isku dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Muuqaalkan waxaa kasoo muuqaanaya Ismaaciil Sheekh Ibraahim, Muxdiin Macallin Xasan iyo Suleymaan Cabdalle Muudey kuwaasoo dhamaantooda katirsanaa ergadii maamulka Hir Shabeelle ka socotay ee dooratay xillibaannadii maamulkaas ku matalaya dowladda federaalka.
Waxay dhamaan raggan ka faa’ideysteen cafiskii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyagoona sheegay iney ka towbad keeneen falkii ay ku dheceen.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular