Warbaahinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahiyay sawirrada weerarkii Cammaara ee maalintii darraad deegankaas ku dhexmaray ciidamada Mujaahidiinta iyo askarta maamulka Galmudg iyo kuwa Dowladda federaalka.
Sawirrada waxaa qeyb ka ah gawaari dagaal oo ay qaarkood ku rakibanyihiin qoriyaasha dhashiikaha, waxaana dheer saanado milliteri.
Waxaa sidoo kale lasoo bandhigay meydadka qaar katirsan ciidamada Dowladda federaalka iyo kuwa maamulka Galmudug.