HomeAll newsMaamulka Soomaliland Oo Difaacaya Dad Kiristaameyn ka wada Hargeysa.

Maamulka Soomaliland Oo Difaacaya Dad Kiristaameyn ka wada Hargeysa.

Muusa Biixi; Hogaamiyaha maamulka Soomaali-land

Maamulka Soomaaliland ee uu hogaamiyo Biixi ayaa wada qorshayaal ay ku difaacayaan shakhsiyaad iyo hay’ado ka wada deegaannada maamulkaasi ka arrimayo howlo dhaqan xumo iyo faafinta kirishtanka.

Maamulka ayaa xabsiga u dhaadhiciyay dadyow maalmihii ugu dambeeyay aad uga hadlayay halista ka jirta magaalada Hargeysa, oo ay wadaan dad u ololeeyo liwaadka, sidoo kalena faafiya kiristanka.

Culimada iyo dadka hormuudka u ah bulshada ku dhaqan dhulka uu ka taliyo maamulka Soomaaliland ayaa ka horyimid tallaabada uu wado maamulka Soomaaliland, waxayna ku baaqeen in irdaha loo laabo xarunta Abaarso iyo jaamacadda Barwaaqo oo ah xarumo laga faafiyo kiristanka iyo liwaadka.

Dhagayso Maamulka-Soomaliland-oo-difaacaya-xarumaha-dhaqanxumada-iyo-kirishtaameynta-ee-ka-furan-Hargeysa

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. Reer Hargeysow sumacad xumo ayaa inosoo hoyatay e aynu iska dul qaadno , waxaa aynu ku tilmaamahay xaruntii liwaadka , waxaa jeelka ku jirta niman yidhi waanu isqbnaa , waxaana xarunta dhaqanbiiska hargeysa lagu soo casuumay dad u ololeeya liwaadnimada .waxaa kale lagu soo casuumay xaruntaasi habar ingiriisa oo ololaysa dhadiga is hungureeya.
    Waxaa kale oo Hargeysa dawladu ka furtey kaniisadii ingiriisku ka tagay waxaan u doodayey furitaankeedka wasiirka awqaafta cid waliba way og tahay ,in kasta oo uu yidhi waan ka noday arrinkaas hadana kaniisadii way shaqysaa. arrinta iskuuladana waad arkaysaan ummadeenii cidi uma maqan u ilaalisa diinteedii dhaqankii islaamka waafaqsanaa oo nidaamkii meesha ka jirey isaga ayaa qaybka ah hirgelinta waxan socda murtad Biixi waa kan difaacaya waxan socoda wasiirkii awqaaftuna waakan kolna kaniisad u doodaya ,kolna xeerka jinsiga, markaa waa qurub nijaas ah oo aan diin iyo dadnimo toona aan dan ka lahayn , markaasi aan diinteenii iyo dadnimadeenii aan ilaashano oo dhag xumadana aan iska dul qaadno.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular