Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Axad Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 22-12-1442 oo waafaqsan 01-08-2021 Warka waxaa soo jeedinaya Cabdullaahi soomaali