Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 16-01-1443 oo waafaqsan 24–08-2021 Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi Naasir