Dhegeystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran Mareegta Idaacadda Islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 26-12-1442 oo waafaqsan 04-08-2021 Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo jeedinaya Cabdullaahi Soomaali.
Halkaan Ka Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 04-08-2021.