HomeAll newsDaawo Taxane: Ergadii Isku Dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.(02)

Daawo Taxane: Ergadii Isku Dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.(02)

Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan ayaa billowday baahinta qeybta labaad waraysiyo taxane ah oo ay la yeelatay qaar kamid ah ergadii soo xushey baarlamaanka dowladda federaalka, balse markii dambe isku dhiibay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Muuqaalkan waxaa kasoo muuqanay ergada kala ah Ciise Xirsi Faarax, oo u codeeyey xillibaan katirsan baarlamaanka dowladda federaalka kaasoo lagu magacaabo Saabir Nuur Lugey iyo ergay Mire Xuseen Naxar oo u codeeyey xillibaan Mustaf dhuxlow iyo ergay Maxmuud Maxamed Maxmud, waxayna dhamaantooda ahaayeen ergo wax ka doortay xillibaannada matalaya maamulka Galmudug ee dowladda federaalka.

Waxay sheegeen iney ka towbad keeneen falkaas ay ku dheceen, mar dambena aaney u noqon doonin.

Halkan ka daawo Muuqaalka Ergadii soo xushey baarlamaanka Dowladda federaalka ee isku dhiibay Al-Shabaab.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular