HomeAll newsCulimada iyo Shacabka Oo Ku baaqay in la Xero Xarun dhaqan Xumida...

Culimada iyo Shacabka Oo Ku baaqay in la Xero Xarun dhaqan Xumida Faafisa oo ka furan Hargeysa.

Magaalada Hargeysa oo ah caasimadda dhulka Wuqooyi galbeed Soomaaliya.

Culimada diinta Islaamka iyo dadweynaha muslimiinta ah ee ku nool magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Soomaaliland ayaa ku baaqay in albaabada loo laabo xarun loogu magacdaray “Xarunta dhaqanka” balse howsheedu tahay faafinta dhaqan xumada.

Sheekh Aadan Sunne oo kamid ah culimada caanka ka ah wuqooyi galbeed Soomaaliya iyo dadweynaha reer Hargeysa ayaa ku taliyay in la xiro xaruntaasi oo faafisa dhaqanno ka hor imaanaya diinta Islaamka iyo dhaqanka suuban ee ay Soomaalidu leedahay.

Dhagayso Sheekh-Aadan-Sunne-oo-ka-hadlay-xarunta-dhaqan-xumada-ee-Hargeysa.

Dhagayso Dadweynaha-Hargeysa-oo-ku-baaqay-in-la-xero-xarunta-dhaqan-xumada-ee-Hargeysa.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular