HomeAll newsCiidamada Shisheeyaha Oo Lagu Weeraray Qeybo kamid ah Shabeellaha Hoose.

Ciidamada Shisheeyaha Oo Lagu Weeraray Qeybo kamid ah Shabeellaha Hoose.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay waxay gobolka Shabeellaha Hoose ka fuliyeen silsilado howlgallo ah oo ay ku beegsadeen ciidamada Shisheeyaha iyo kuwa Dowladda federaalka.

Goobaha lagu weeraray ciidamada Shisheeyaha waxaa kamid ah magaalada Jannaale, halkaas oo uu ka dhacay dagaal culus.

Weerarka oo u muuqday mid si aad ah loo qorsheeyay ayaa socday in muda ah, waxaana la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Sidoo kale weeraro kamaa’in ah ayaa qeybo kamid ah Shabeellaha Hoose waxaa loogu dhigay ciidamada Dowladda federaalka.

Dhagayso Faafaahinta howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Shabeellaha Hoose.

Kusoo Biir Channelka Al-Furqaan ee Telegram.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular