HomeAll newsWeeraro kala duwan oo ka dhacay qaar kamdi ah gobollada Soomaaliya. (Dhagayso)

Weeraro kala duwan oo ka dhacay qaar kamdi ah gobollada Soomaaliya. (Dhagayso)

Ciidamada milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay waxay qaadeen silsilado weeraro ah oo lagu beegsaday ciidamada Soomaalida ee la shaqeeya Shisheeyaha iyo askarta Shisheeye qudhooda.

Muqdisho, fariisin degmada Yaaqshiid ay ku leeyhiin ciidamada Dowladda federaalka ayay ciidamada Mujaahidiinta ah weerar xoogan ku qaadeen, waxaana halkaas ka dhacay dagaal in muda ah socday.

Labada dhinac waxay is weydaarsadeen rasaas xoogan, lamana helin khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashey dagaalkaas.

Mujaahidiinta waxay sidoo kale xalay weerar xoogan ku qaadeen saldhiga ciidamada Shisheeyaha ee deegaanka Arbacow, halkaas oo ay ku suganyihiin ciidamo ka socda wadanka Uganda.

Dagaal culus ayaa halkaas ka dhacay, waxaana difaacan uu kamid yahay difaacyada laga ilaaliyo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay sidoo kale xalay weerareen saldhiga ciidamada maamulka Koonfur galbeed ee magaalada Xudur.

Halkan ka dhagayso faafaahinta howlgallo intaas ka badan oo ka dhacay Soomaaliya.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular