HomeAll newsWadaadaha Soomaaliland Oo Ka digay In lasii Daayo Maxaabiis U geftay Diinta...

Wadaadaha Soomaaliland Oo Ka digay In lasii Daayo Maxaabiis U geftay Diinta Islaamka.

Muusa Biixi; Hogaamiyaha maamulka Soomaali-land

Qaar kamid ah wadaadada maamulka Soomaaliland ayaa ka digay in xabsiyada laga sii daayo maxaabiis u xiran aflgaado ay u geysteen Allaah iyo Rasuulkiisa.

Wadaadahan ayaa ka digay in Muusa Biixi madaxweynaha maamulka Soomaaliland uu cafis u fidiyo dadka noocaas ah maadaama ay nagu soo wajahantahay munaasabadda Ciidul Adxaa.

Arinta la yaabka leh waxay tahay in culimadan ay sheegeen in raggaas ay ku dheceen gaalnimo, hadana keliya xukunkooda yahay in la tacziiro, halka Shareecada Islaamka dadka noocaas ah ay duldhigtay xukun xad ah.

Halkan ka dhagayso Digniinta Wadaadaha.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular