Fagaare weyn oo ku yaala degmada Xarardheere ee wilaayada islaamiga ah ee Mudug ayaa waxaa lagu daawaday filimkii cusbaa ee Ciidul Adxaa ay soo saartay mu’assasada warbaahineed ee Al-Kataa’ib kaasoo lagu soo bandhigay mucaskar ay kasoo aflaxeen qaar kamid ah hormuudka bulshada wilaayaadka islaamiga ah.
Qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa daawatay filimka, waxayna aad u xiiseynayeen muuqaallada ay ku daawadeen isdaarka, iyagoona goobta kula hadlay warbaahinta.
Dhagayso bulshada Xarardheere oo daawaday filimkii Al-Kataa’ib.