HomeAll newsMaxmuud Ugaas: Maraykanka Wuu ku jabay Dagaalka Afqaanistaan. (Dhagayso)

Maxmuud Ugaas: Maraykanka Wuu ku jabay Dagaalka Afqaanistaan. (Dhagayso)

Aqoonyahan Maxmuud Ugaas oo kamid ah Aqoonyahannada Soomaaliyeed ee ka faallooda arimaha caalamka Islaamka ayaa si qota dheer wuxuu u akhriyay maqaalaadka ay warbaahinta reer galbeedku ka qoreen dagaalka wadanka Afqaanistaan.

Aqooyahanka oo soo diraaseeyay taxane maqaalaad ah oo ay qoreen siyaasiyiin, masuuliyiin iyo xubno katirsan dowladda Maraykanka, ayna baahisay majallada Foreign Affairs ayaa sheegay in Maraykanka uu ku jabay dagaalka Afqaanistaan, kana soo baxay isagoo aan waxba dheefin.

Halkan ka dhagayso Falanqeyn Maxmuud Ugaas- dagaalkii ugu dheeraa ee Maraykanka

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular