HomeAll newsHooyo Soomaaliyeed oo Bilo raadineysa Wiilkeeda oo ay Baddu qaaday.

Hooyo Soomaaliyeed oo Bilo raadineysa Wiilkeeda oo ay Baddu qaaday.

Dhibaatooyinka ka jira xeebaha magaalada Muqdisho marka laga soo tago fisqiga waxaa kamid ah in baddu ay qaado dhalinyarada ku dabaalaneysa.

Hooyooyinka Soomaaliyeed ee dhalay wiilashaas ayaa la nool murugada arinkaas ka timaada, waxaana hadda subax weliba badda ku kallaha hooyo soomaaliyeed oo ay baddu qaaday wiilkeeda labo bilood ka hor.

Halkan ka dhagayso qissada murugada leh ee hooyadaas.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular