HomeAll newsHaweeney katirsan Madaxda Booliiska DF Oo qirtay Fasaadka ka jira Liido.(Dhagayso)

Haweeney katirsan Madaxda Booliiska DF Oo qirtay Fasaadka ka jira Liido.(Dhagayso)

Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka jira fasahaad xargaha goostay kaasoo gaaray heer ay ka qeyla dhaamiyaan saraakiisha ciidamada Dowladda federaalka ee ay howshoodu tahay ilaalinta anshax xumadaas.

Taliye Zakiyo oo katirsan saraakiisha ciidamada Dowladda federaalka ayaa qirtay in dhaqan xumo aad u daran ay ka jirto xeebta Liido, halkaas oo ay si wadajir ah u joogaan dhalinyaro rag iyo haween isuga jira.

Waxay sheegtay in iyadu dhowr jeer ay halkaas kula kulantay gabdho daroogeysan oo isticmaalay maandooriyaal halis ah.

Dhagayso Haweeney-katirsan-booliiska-DF-oo-ka-hadashey-dhaqan-xumada-ka-jirta-Liido

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular