Dhegeystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis, Taariikhda hijriguna waxay ku beegan tahay 21-11-1442, oo waafaqsan 01-07-2021, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Haashim Cabdi-Naasir.
Halkaan ka Dhageyso Warka Subaxnmimo 01-07-2021.