HomeAll newsDabaaldegyada Ciidul Adxaa iyo Ceelbuur. (Sawirro)

Dabaaldegyada Ciidul Adxaa iyo Ceelbuur. (Sawirro)

Magaalada Ceelbuur ee wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud waxaa ka dhacay fantasyo ballaaran oo loogu dabaaldegayo munaasabadda Ciidul Adxaa Al-mubaarak, taasoo ay kasoo qeybgaleen qeybaha kala duwan ee bulshada.

Ciyaaro kala duwan ayaa lagu soo bandhigay goobta, waxaana dadweynaha ka muuqanayay farxad aad u ballaaran.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular