HomeAll newsCiidamada Kenyaatiga Oo Lagu Weeraray Jubbooyinka. (Dhagayso)

Ciidamada Kenyaatiga Oo Lagu Weeraray Jubbooyinka. (Dhagayso)

Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay waxay weeraro xoogan ka fuliyeen saldhigyo ciidamada Kenya ku leeyihiin gobolka Jubbada Hoose.

Deegaanka Cabdalla biroole oo dhaca duleedka magaalada Kismaayo ayay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay ku weerareen askarta Kenya ee qeybta ka ah Shisheeyaha kusoo duuley Soomaaliya.

Dagaalka ayaa in muda ah socday, waxaana la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Waxaa jira sidoo kale goobo katirsan Jubbada Hoose oo lagu weeraray ciidamada Kenya.

Halkan ka dhagayso Faafaahinta howlgallada ciidamada Kenya lagu beegsaday ee Jubbada Hoose.

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Most Popular