Ciidamada Milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa habeenkii xalay waxay fuliyeen silsilado weeraro ah oo lagu beegsaday ciidamada Dowladda federaalka.
Mid kamid ah weeraradaas waxa uu ka dhacay xarunta ciidamada Asluubta ee ku taalla nawaaxiga isgoyska Ex cotnrool, wuxuuna dagaalku ahaa mid toos ah.
Marka laga soo tago Muqdisho, waxaa jira magaalooyin kale oo kamid ah koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, halkaas oo ay ciidamada Mujaahidiinta ku weerareen ciidamada Dowladda federaalka.
Halkan ka dhagayso Faafaahin ku aadan howlgalladii ugu dambeeyay.