
Wararka ka imaanaya dhulka ku jira gumeysiga dowladda Kenya ee ay leedahay umadda Soomaaliyeed ayaa ku waramaya in weerar jidgal ah loo dhigay ciidamo Kenyaati ah.
Weerarkan kamiinka ah ayaa ka dhacay inta u dhexeysa Ceel-waaqda Kenya iyo deegaan lagu magacaabo Warguduud.
Gaari kooyal ah ayay Mujaahidiintu burburiyeen, iyagoo sidoo kale halkaas ku dhaawacay 3 askari oo Kenyaati ah.
Wuxuu weerarkan kusoo aaday iyadoo dhawaan weerar ka dhacay deegaan hoostaga Mandheera lagu dilay 3 ruux oo Nasaaro Kenyaati ah.