
Sheekh Muuse Cabdi Caraalle waaliga wilaayada islaamiga ah ee Banaadir ayaa waraysi uu bixiyay wuxuu kaga hadlay camaliyadii Nafhurnimada ahayd ee maanta ka dhacay xerada Turksom ee magaalada Muqdisho.
Waaliga ayaa sheegay in camaliyadaas ay ku dileen 40-tameeyo askari, halka ay ku dhaawacmeen 60-dameeyo kale, kuwaasoo katirsanaa askarta loogu magacdaray Gorgor, laguna waday in loo qaado wadanka Turkiga.
Wuxuu sheegay in hadafka howlgalka uu ahaa in la beegsado askarta daacadda u ah Turkiga oo uu waaligu sheegay iney dhibaatooyin ka wadaan Soomaaliya.
Waraysigan wuxuu waaliga wilaayayada Islaamiga ah ee Banaadir Sheekh Muuse Cabdi Caraalle siiyay idaacadda ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ee Al-Andalus.
Halkan ka dhagayso Wareysi Sh Muuse Cabdi Caraale – Camaliyadii Muqdisho