Gaari fariin goostay ayaa ku dhacay gaari kale, waxaana goobta si xun ugu burburay mooto bajaaj, taasoo laga soo saaray qof dhaawac ah oo garaab ah.
Gaariga fariinka goostay ayaa ku tagay gaariga kale, waxaana labada gaari dhexdooda galay mooto bajaaj si xun u burburtay.
Goobjoogayaal la hadlay warbaahinta waxay ka sheekeeyeen qaabka uu u dhacay shilkaas.
Dhagayso Shil-gaari-oo-waxyeello-dhaliyay-oo-ka-dhacay-Muqdisho.